Hoos ka dhageyso barnaamij gaar ah looga hadlaayo ka hortaga iyo daaweynta cudurka daweesha
Yearly Archives
2021
Muqdisho waxaa ka socota diiwaan gelinta musharixiinta utartamaysa kurraasta Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee Gobollada Waqooyi (Somaliland). Afhayeenka Guddiga doorashooyinka Soomaaliya, Axmed Aadan Dagaal (Safiina) oo warbaahinta la hadlay…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo bilaabay kulamo looga hadlaayo go’doominta Shabaab ee Xudur
written by HAJI
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Xudur ku Qaabilay Ururada Haweenka Gobolka Bakool oo ka dhagaystay baahiyaha ay qabaan iyo ka qeybqadashada…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo booqasho ku joogga Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa xalay kulamo kala duwan kula qaatay qaybaha bulshada. Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa…








