Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Bilal Hilal…
Yearly Archives
2021
Hoos ka dhageyso fariinta talaalka Cudurka Dabeesha,tataalkaan ayaa socon doodno laga bilaabo 24 bishaan ilaa 27 bishaan October sanadka 2021 muxuuna ka socdaa Gobolka Banaadir iyo dhamaan Gobolada maamul gobaleedyada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid Axmed…
MADAXWEYNE LAFTAGAREEN AYAA SAXIIXAY QORSHAHA HORMARINTA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED 2021-2025.
written by HAJI
Baydhabo 25 Octoobar 2021:Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Qorshaha Hormarinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya 2021-2025 oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Qorshaynta…








