Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
Yearly Archives
2021
MADAXWEYNE FARMAAJO OO HAMBALYO U DIRAY DHAMMAAN SANATARRADA LOO DOORTAY AQALKA SARE
written by HAJI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble dadaalka…
Jubbaland oo Dowladda Federaalka ka codsatay inaysan siyaasadeyn abaarta Gobolka Gedo
written by HAJI
Madaxweyne Kuxigeenka 1aad Jubbland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in khilaafka Jubbaland kala dhaxeeya Dowladda Federaalka uu caqabad ku noqday dadaaladii ay gurmadka ku gaarsiin lahaayeen dadka ay abaaruhu saameeyeen…
Isbaheysiga Yeman oo sheegay in ku dhawad 200 oo ka mid ah Xuutiyiinta lagu dilay weerarro ka dhacay dalkaas.
written by HAJI
Isbaheysiga Taageera Ciidamada Dowladda Yeman ayaa ku dhawaaqay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay fuliyeen 42 weerar oo lagu bartilmaameedsanayay Maleeshiyadkaa Xuuthiyiinta ee ku sugan magaalada Sirwaax ee galbeedka…






