Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada oo aqrinayo Maxamuud Cali C/llahi (Gaabshaa)
Yearly Archives
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
Hoos dhageyso ku celiska Barnaamijka Wax soo saarka oo todobaadkan looga hadlaayo Maareynta iyo Maamulka aan hagaagsaneyn,Barnaamijka ayaa waxaa soo saartey Hayada Qaramada midoowe uqaabelsan cunada iyo Beeraha ee FAO…
Inkastoo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda, Maxamed Xuseen Rooble uu booqasho ku jooggo Magaalada Dhuusamareeb, isla-markaana ay weli taagan tahay xiisadda Galmudug kala dhaxeysa Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe ayaa waxaa soo baxaya…






