Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble Oo weli ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa weli kulamo kala duwan laqaadanaya Masuuliyiinta Maamulka Galmudug . Sidoo…
Yearly Archives
2021
Waxaa Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal kulamo looga hadlayay arrimaha doorashooyinka Golaha Shacabka ku yeeshay Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland ,waxaana kulamadaas kasoo baxaya faah faahino dheeraad ah. Wararka…
Dhageyso:-Bishacas Soomaaliya laanteeda Beydhabo oo laga guuriyay gurigii dowladeed ay ka degned magaalada beydhabo.
written by Warsan Radio
Hoos ka dhageyso Bishacas Soomaaliya laanteeda Baydhabo oo laga guuriyay gurigii dowladeed oo ay ka degned magaalada baydhabo. Dhageyso:-Bishacas Soomaaliya laanteeda Beydhabo oo laga guuriyay gurigii dowladeed ay ka degned…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…








