Mareykanka iyo dalalka ay xulufada yihiin ee Khaliijka ayaa Arbacadii ku eedeeyey Iran inay xasarad Nukliyeer iyo xasillooni darro Bariga Dhexe uga abuureyso gantaalladeeda ballistic-ga iyo diyaardaah drone-ka. Digniintan ayaa…
Yearly Archives
2021
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Guddoomiyey Shir Wadajir ah oo yeesheen Golaha Wasiirrada Heer Federaal iyo Galmudug
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa guddoomiyey Shir wadajir ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Xukuumadda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa bogaadinayay guddiyada doorashooyinka Somaliland iyo Galmudug oo bilaabay Doorashada kuraasta Gollaha Shacabka waqtigii loogu tala galay. War-saxaafadeed kasoo baxay Guddiga doorashooyinka ayaa waxaa maamul…







