Sida uu Wakaaladda Wararka ee Reuters u sheegay Fadlallah Burma Nasir oo ah Madaxa Xisbiga Ummadda ee dalka Suudaan, Millateriga Suudaan ay qorsheynaya inay dib u soo celiyaan Ra’isul Wasaaraha…
Yearly Archives
2021
Hanti-dhowaraha qaranka oo shaaciyey lacag malaayiin dollar ah oo laga xaday miisaaniyadda DF
written by Admin
Hanti-dhowaraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Cali Afgooye ayaa soo saraay warbixin sannadeedka ku saabsan baaritaanka maaliyadda laamaha dawladda Soomaaliya. Warbixinatan ayaa ka kooban kuwo ka hadlaya dhaqaalaha soo…









