Faransiiska ayaa ku dhawaaqay in Ra’iisul wasaare Jean Castix, uu ku dhacay fayraska Corona, sidaas darteena uu gali doono xaalad karantiil ah tobanka maalmood ee soo socda. Ra’iisul Wasaare Jean…
2021
Dhageyso:-Ku celsika Barnaamijka Wax soo saarka habka wanagsan ee Beerashada loo isticmaalo
Hoos ka dhageyso Barnaamijka oo todobaadkaan looga hadlaayo hordhac kooban oo ku saabsan habka wanagsan ee Beerashada loo isticmaalo,barnaamijka ayaa waxa soo sartey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa goordhow ka bilaabatey doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Kursiga kowaad ee doorashada lagu bilaabay ayaa ah Hop-067 oo ay kuwada tartamayaan Musharaxiinta kala ah. 1-Cabdiraxman…
Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya ayaa Cambaareeyey Qarixii ismiidaaminta ahaa ee saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho. “Waan cambaareynayaa weerarkii ay argagixisada Alshabaab saaka ka geysteen Muqdisho…







