Hoos Ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Adan (Qalinle)
2021
Madaxweynaha KGS & Boqor Buur madow oo ka wada hadlay dadkii laga soo musaafuriyay laas-caanood
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Boqor Cusmaan Abuu Maxamuud (Buurmadoow) oo kamid ah Duubabka Dhaqanka Sonaliland…
Waxaa Magaalada Muqdisho kulan Maanta ku yeeshay inta badan Xubnaha midowga Musharrixiinta Madaxweynaha Soomaaliya, kuwaas oo saluugsan habka ay ku socdaan doorashooyinka Golaha Shacabka. Kulanka oo uu shir guddoominayo Madaxweynihii…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
Maamulka Koonfur Galbeed oo shaaciyay doorashada Saddex kamid ah Golaha Shacabka
Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay qabashada Saddex kursi oo kamid ah kuraasta Gollaha Shacabka oo degaan doorashadoodu tahay Maamulka Koonfur Galbeed. Kuraasta doorashadooda la qabanayo ayaa…






