Shirkii 18-aad ee Hay’adda madaxa banaan ee Xaquuqul Insaanka Waddamada Islaamka ayaa lagu qabtay Magaalada Jiddah ee dalka Sacuudiga, waxaana ka qeyb galay wafdi ka socda dowladda Federaalka ah ee…
2021
Wararka laga helayo Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in qaar kamid ah Xildhibaannada Golaha Wakiilada Maamulkaasi Puntland ay wadaan olole mooshin la doonayo in lagu baabi’iyo Heshiiskii Shirkadda…
Tababarka oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa loo qabtay Taliyeyaasha ugu sarreeya Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo loo xilsaaray socodsiinta xarumaha lagu sugayo amniga doorashada ee gobollada dalka,…
aaxiibada caalamku* waxay boorrinayaan in la dhammaystiro doorashada golaha shacabka oo loo dhan yahay, laguna kalsoonaan karo oo ay aqbali karaan dhammaan daneeyayaasha doorashada iyo shacabka Soomaaliyeed sida ku cad…
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa lagu wadaa in ay Magaalada Muqdisho kula kulmaan Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo Arbacadii loo diiday shahaadada musharaxnimada ee…








