Hoos ka dhageyso Barnaamijka barashada beeraha sida loo beerto oo maanta looga hadlaayo sida loo abuuro Dalagyada Qudaarta,barnaamijka ayaa waxa iska kaashadey Hayada Qaramaa Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee…
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa haatan kulan la leh taliyaasha ciidamada Qaranka, sida Milateriga, Booliska, NISA iyo taliyaha qaybta guud ee booliska gobalka Banaadir. Lama oga waxyaabaha…
Maraykanka oo taageero buuxda u muujiyay shirka golaha wadatashiga qaran ee raysal wasaaruhu ku baaqay
Dowladda Mareykanka ayaa taageertay baaqii ku saabsanaa shirka tooska ah ee Golaha Wadatashiga Qaran ee todobaadkan diirada lagu saarayo hagaajinta iyo dardar gelinta hanaanka doorashada Soomaaliya. Maraykanka ayaa sheegay in…
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Odowaa Yuusuf Raage in uu shaqada ka joojiyo Taliyaha Ciidanka Badda Sarreeye…









