Ciidamo kamid ah ilaalada Maxaxtooyada Soomaaliya kana amar qaata Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo ayaa Maanta la dul-dhigay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Arrintaan ayaa salka…
2021
War laga soo saaray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu cadeeyay in Farmaajo uu Ciidan dul-dhigay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Warsaxaafadeedka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa markii ugu horreeysay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ayaa sheegay in go’aanada uu qaatay Farmaajo ay yihiin kuwo halis ku ah jiritaanka Dowladnimada iyo Xasiloonida Dalka.…
Shariif Sheikh Axmed “Go’aanadii Farmaajo Waxay Halis Ku Yihiin Jiritaanka Dowladnimada”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda Cakiran ee haatan dalku marayo, waxaana uu sheegay in Go’aanadii uu qaatey Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday Mohamed Abdullahi Farmaajo…
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa tagay xafiiskiisa kadib markii taliyayaasha milatariga iyo booliska ee Federaalka ay gacan ka gaysteen in xiisadda ka taagnayd Madaxtooyada hoos loo dhigo,…









