Xildhibaanada Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa cod gacan taag ah xasaanada uga Qaadey Saddex Xubnood oo ka tirsan Baarlamanka Koonfur Galbeed ka dib markii uu dacwad ka keenay Xafiiska…
2021
Maamulka Jubbaland oo soo gabagabeysay doorashada lix xildhibaan oo qayb ka ah aqalka hoose ee BFS
Jubbaland ayaa soo gabgabaysay doorashada kuraasta lix mudane oo ka mid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya , kuwaas oo ay degaan doorashadoodu tahay magaalada Kismaayo. Kursigii ugu horreeyay…
Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeyn xagga cirka ah ka geystay dekedda Latakiya ee Dalka Suuriya, taasoo sababtay waxyeello kala duwan, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda dalkaasi. Duulaankaan dhanka cirka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Dowladda Mareykanka ayaa baaq u dirtay hoggaamiyeyaasha Soomaalida, waxaana sidoo kale laga dalbaday in sida ugu dhaqsiyaha badan dooarshada lagu qabto. Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken oo qoraal soo…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta khadka telefoonka kula hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika Molly Phee, xilli ay kasoo dartay xiisada ka taagan dalka.…









