Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Abdullahi Nuur (jacelow)
2021
Hoos ka dhageyso ku celiska Baraamijka beeraha waxana maanta looga hadlaayo Beerashada Dalagyada Qudaarta,Barnaamijka waxaa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacada Warsan Dhageyso:-Ku…
Taliyaha CXDS oo ku amray Saraakiisha ciidanka in aysan ku milmin siyaasadda
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Odawaa Yuusuf Raageoo oo kulan la qaatay dhammaan Saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa amray in aysan ku milmin siyaasadda, islamarkaana ay noqdaan ciidan qaran.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa arroornimadii hore ee saakay oo khamiis ah ka dhacay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Maamulka Hirshabeelle. Dad…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay soo geba-gabeysay shir wadatashi ah, oo ay Magaalada Muqdisho kula yeelatay Guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu wakiil ka ah Cabdulqaadir…









