Kulanti wacan oo wanaagsan ku soo dhawaada barnaamijka todobaadlaha ahaa ee dhaqanka wanaagsan ee Beeraha anagoona maanta ka jawaabney qaar ka mid ah su’aalihii beeralayda nasoo waydiiyeen waxaana barnaamijka marti noogu ahaa Abdisamad Abdullahi Hood oo ah qabiir ku taqasusay beeraha inta uu barnaamijka hawada kujirey waxaan qabiirka waydiiney su’aalaha muhiimka ah ee ay nasoo waydiiyeen dhagaystiyaasheena beeralayda ah iyo su’aaLo kale oo ku aadan beeraha iyo wax soosaarka wanaagsan anagoona qaybaha dhexe ee barnaamijka aan qadka telefoonka u furiney dhagaystayaasha si ay su’aaalo u waydiiyaan qabiirka.
Hoos ka dhageyso su’aal weydiinti iyo Jawaabahooda,barnaamijka ayaa waxaa soo saarety Hay’ada Qaramada midoowe uqaabelsan cunada iyo beeraha ee FAO iyo Idaacada Warsan.