Shar jaraa’id oo ay maanta Ku Gabteen Magaalada Baydhoba Odayaash,iyo Malaagiyada Dhaganka Ka soo jeeda Degmada Tiyegloow ee gobolka Bakool ayaa Waxaa ka Hadleen Xaalada ay sheegeen in aya hada la soo derastay Shacabka Ku nool Degmadaasi
Gadoomiyaha Amniga Degmada Tiyeglow ee Golobaka Bakool Ismaan Ibraahim Hareed iyo Afhayeenka Malaagayada Gobolka Bakool Maxamed Cali Weed ayaa sheegay in aya Dhowaanahanba Soo gaarayeen Cabasho Ugu Imaanaysa Shacabka Degmadaasi oo ah In Goobahii Looga telagalay Danaha Guud Sida,Isbataaliyada,Garoomada Ciyaarah, Iskuulada Waxabarashada, ay Al.shabaab aya Ka Gadayaan Shacabka
Sidookale Gudoomiyaha amniga Degmada Tiyeglow Ismaan Ibraahim Xareed iyo Afhayeenka Malaagayada Gobolka Bakool Maxamed Cali Weed Ayaa ugu Digey Shacabka Ku nool Degmadaasi in ay gataan Goobahaasi.
Dhinaca Kale Gadoomiyaha Degmada Tiyeeglow Maxamed Cabdala Xasan Foodcade ayaa sheegay in Shacabka Degmadaasi aya ugu Digayaan in ay Gataan Goobahaasi Cidii Gadaton uu u Lamid yahay Al.Shabaab


