Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya written by Warsan Radio 18/05/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya Ambassador James Swan.James Swan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu maanta Muqdisho kula kulmo oo uu si shakhsi ah ugu hambalyeeyo Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka xog wareystay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa.Waxaana ay ka wada hadleen sida ugu wanaagsan ee Qaramada Midoobay ay u sii wadi karto taageerada ay siiso Soomaaliya iyo dadkeeda. Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya was last modified: May 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Shiinaha oo iska fogeeyay eedeyn uga timid Mareykanka 05/07/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 19/09/2022 Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada Mareykanka 14/12/2022 Dhageyso+Sawiro:-Boqol iyo shan arday oo ka qalin jabisay machadka barashada cilmiga caafimaadka oo xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna gudoonsiinayey shahaadooyin o lagu qabtay Hoteelka Horyaal ee magaalada Baydhabo. 04/01/2020 DHAGEYSO :- WARBIXIN KUSAABSAN DOORASHADII MAANtA KA DHACDAY BEYDHABO IYO SHIR JARAAID AY WADA QABTEEN MADAX WEEYNAHA KGS IYO MICJAL CITTIN AYAGOO KA QEEB GALAY DOORASHADA MAANTA QEEBTEEDI HURE 19/11/2016 Wararkii ugu dambeeyay dagaal dhexmaray Ciidamada Somaliland & Jabhadda isku urursatay buurta Gacan-libaax 31/07/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 28/12/2021 Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Doxa kula kulmay Wasiirka Ganacsiga Dalka Qatar 07/10/2021 Madaxweynah dalka Chile oo diiday inuu Waraqadaha aqoonsiga ka gudoomo danjirnimo ee dalka Israel 18/09/2022 Akhriso:-Xuska Maalinta Calanka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho 12/10/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.