Wararkii ugu dambeeyay weerar askar lagu laayay oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe written by Warsan Radio 21/05/2022 Lix askari ayaa lagu dilay weerar kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen bar koontarool oo ku taala waddada ka baxda degmada Balcad ee aada magaalada Jowhar.Dad ku sugan Balcad ayaa sheegay in koox ka tirsan Al-Shabaab oo wata mid kamid ah gawaarida dadweyanaha ay yimaadeen halka ay fadhiyeen ciidamada Dawladda, dabadeedna ay tacshiirad ku fureen askarta.Kooxda weerarka geysatay ayaa horey u qaadatay hubkii askarta la laayay.Al-Shabaab ayaa sheegatay weerarka, iyagoo intaa ku daray inay dileen todobo askari, horeyna ay u qaateen lix qori.Illaa hadda Milatariga Dawladdu kama hadlin weerarka ka dhacay Balcad. Wararkii ugu dambeeyay weerar askar lagu laayay oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe was last modified: May 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post SAWIRO: Taliyaha cusub ee loo magacaabay qeybta 60-aad oo xilka la wareegay next post Ruushka oo talaabo adag ka qaaday dalka Finland You may also like DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 25/07/2017 Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi la socda oo gaaray Xudur 19/10/2023 Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo ka hadleen soo xulida Xildhibaanada KGS. 11/01/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 04/10/2021 Madaxweynayaashii hore oo shir albaabada u xiran la leh Guddoonka Golaha Shacabka 09/06/2020 Golaha amaanka oo war ka soo saaray xaaladda dalka Soomaaliya 24/04/2021 Somalia Joins the World in Marking World Health Day 11/04/2019 Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kormeeray Dekedda Muqdisho 03/12/2020 Britain oo ciidamo u soo diraysa Soomaaliya 25/05/2021 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Guddi cusub (Wareegto) 25/09/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.