Galmudug oo sheegtay in dagaalkii Baxdo lagu dilay dagaalyahano Ajnabi ah written by Warsan Radio 18/06/2022 Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku bogaadiyay maamulka, shacabka iyo culimada degmada Baxdo, ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa qalabka sida, sida geesinimada leh oo ay saaka iskaga difaaceen weerarkii ay Shabaab kusoo qaaday degmada Baxdo.Dowladda Galmudug ayaa ku ammaantay Ciidamada qalabka sida, maamulka iyo shacabka degmada Baxdo sida feejignaanta leh oo ay uga hortageen Al-Ahabaab oo xogtooda la sii hayay, halkaasna ay kala kulmeen dharbaaxo, kagana carareen maydad gaaraya 70 oo ay kamid yihiin sedex ajaanib ah, hub iyo saanad fara badan iyo gaari ay ku diyaariyeen walxaha qarxa oo lala damacsanaa in lagu wax yeeleeyo shacabka degmada Baxdo. Galmudug oo sheegtay in dagaalkii Baxdo lagu dilay dagaalyahano Ajnabi ah was last modified: June 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweynaha Soomaaliya oo war kasoo saaray weerarkii Al-Shabaab ee Baxdo next post Dowlad ka cabanaysa weeraro dhanka Internet-ka oo lagu soo qaaday You may also like Ciidamadda Xoogga dalka oo bur buriyay Fariisimo Alshabaab ay ku lahayd bariga gobolka Galgaduud 15/04/2023 Wasiirka haweenka oo ka digtay in la baalmaro heshiiska Doorashada 07/08/2021 Sawiro:Kusimaha Madaxweynaha KG Oo Xafiiskiisa ku Qaabiley Wafdi uu Hogaamineyo Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya oo Baydhabo soo gaarey. 28/11/2019 Dhageyso:-Gudoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Ammaanka Maamulka Degmada Xudur Mustaf Aadan.. 28/07/2016 Maamulka Puntland ayaa Shir deg deg ah ka yeelatay Amniga Magaalada Garoowe 09/11/2022 Musharax Madaxweyne Daahir Geelle “Qofka doorashooyinka boobaya waa qof aan isku kalsoonayn oo aaminsan in uusan rabitaanka dadkiisa kasban karin” 12/03/2022 Daawo: Axmed Madoobe oo bulshada ka dalbaday inay u kala gar-qaadaan Jubaland iyo DF 02/12/2020 RW Xamse “ Dalku wuxuu ka soo baxayaa xaaladdii loo yaqiin ‘dowlad fashilantay” 17/11/2022 Guddiyo ka tirsan Golaha Shacabka oo Su’aalo weeydiiyay Guddiga Doorashooyinka Qaranka 18/06/2020 Maktabada qaranka oo deeq buugaag ah ka gudoontay maktabadda qaranka dalka Qatar 21/06/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.