QM oo hambalyada Ciidul Adxaa u dirtay dhammaan Soomaalida written by Warsan Radio 09/07/2022 War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan ayaa hambalyo ku aaadan muanasabadda ciidul Adxaa u diray shacabka Soomaaliyeed.Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay dhammaan Soomaalida u rajaynayaan “Ciid Wanaagsan.”“Hambalyo diirran oo ku aaddan Ciidul Adxaa ayaa idin kaga imaanaysa bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,” ayuu yiri James Swan, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.“Waxaan dadka Soomaaliyeed kala qayb qaadanaynaa xuska maalintan iyo rajadooda ku aadan dib u heshiisiinta, naxariista, midnimada iyo nabadda. “Ciid Wanaagsan” QM oo hambalyada Ciidul Adxaa u dirtay dhammaan Soomaalida was last modified: July 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan next post Bulshada Baydhabo oo Si weyn ugu Dabaal degay farxada Maalinta Koowaad ee Eidul Adxa You may also like video Wafdi uu hogamineyo safiirka dalka Ingiriiska Ufadhiya somliya Deevid Cosar ayaa waxa ay soo gareen magalada Baydhabo 22/02/2017 Dhageyso:-Dood ku saabsan Xalinta khilaafadka iyo Saameynta Covid 19 27/08/2020 Maxay Ka wada hadleen Madaxweynaha Jubblanad iyo madaxda WHO ? 05/06/2021 Gudoomiyaha golaha Shacabka oo shaaciyay xilliga la qaban doono dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed 17/12/2022 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 30/09/2021 Ra’iisul Wasaare hamze oo guddoomiyey kulan looga hadlay sare u qaadista wax-soo-saarka iyo kaabayaasha dhaqaalaha dalka 24/03/2024 Dhageyso+Akhriso:-Ururka Horomarinta Haweenka Waamo oo Waxbarasho lacag la,aan ah siiyey Haweenka Danyarta ah ee ku dhaqan Baardheere. 04/03/2018 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 27/06/2021 DHAGEYSO:- WARKA SUBAXNNIMO EE IDAACADA WARSAN 26/08/2022 Ruushka oo Tijaabiyay Hub nuuciisa aan horey loo arkin iyo dowlado walaac ka muujiyay 25/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.