Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 5aad waxaa looga hadlaya Muhiimada ay diiwaan galinta sharciga ahi u leedahay Ganacsatada haweenka ee aan barada lahayn.(ganacsatada yaryar). barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye;