Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer written by Warsan Radio 06/08/2022 Saddex Carruur oo walaalo ah ayaa miino kula qaraxday meel u dhaxaysa deegaanada Habuura iyo Sibidhley ee Xuduudka Togdheer.Sidoo kale 6 ruux oo kale ayaa dhaawacmay ka dib markii shil labaad ah uuna sababay Gaadhigii Gurmadka degdeg ahaa oo ay isku dhaceen Xaajiyad Rakaab ah oo kale Deegaanka Balli Hiile.3 Carruurta walaala ah oo xoolo jir ahaa ahaa ayaa mid ka mid ah halkaasi ku naf waayey halka labadii kale ay dhaawac yihiin.Khasaaraha ayaa sii kordhay ka dib markii gaadhiga Umbulanceka degmada Dhoqoshay oo siday dhaawaca uu galay shilka labaad.Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in ay mar kale gurmad ugu tageen Balli-hiile dadka dhaawaca ah goor dhaweydna la soo gaadhsiiyey Cusbitaalka weyn ee Burco 8 qof ee dhaawaca ah oo qaarkood ay yihiin helada 3 carruurta ahayd ee Miinadu la kacday. Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka next post Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha 05/04/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 05/01/2022 Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyay 66 maxbuus bisha Ramadaan awgeed 19/04/2021 Madaxweyne Xasan Sheekh oo labo arrin oo Muhiim ah dartood u aaday Dalka Burundi 16/11/2023 Madaxweyne Deni oo wasiirro cusub magacaabay kuwo kalena eryay 23/05/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 20/11/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 25/07/2020 Ciidanka NISA oo howlgal gaar ah ka fuliyay Muqdisho 05/07/2022 Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ku wajahan Laascaanood 29/08/2023 Doorashada Kuraastii Ugu Dambeysay Ee Taalla Magaalada Baraawe Oo Maanta La Qabtey 17/02/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.