Am 4. März 2013 wurden in Kenia die allgemeinen Wahlen durchgeführt. Die Wahlen sind friedlich geblieben. Ihr Ausgang zeugt jedoch von einem Land, in dem Reformkräfte im ständigen Widerstreit mit tradierten Machtstrukturen stehen. Ob es dem neuen Präsidenten Uhuru Kenyatta gelingen wird, die tief gespaltene Republik zu einen, ist fraglich.
Dalka Kenya oo sadexdii maalmood ee lasoo dhafay waxaa ka socotay tirinta codadka doorashadii Talaadadii ka dhacday.
Hadda waxaa soo baxaya muran iyo buuq hareeyay xarunta xaqiijinta codadka ee Bomas ee magaalada Nairobi kuwaasoo dhexmaray xubno ka kala socday labada xisbi ee sida weyn ugu loolamaya doorashada.
Sidoo kale guddiga doorashada Kenya ayaa sheegay in la la yahay mid kamid ah musuulyiintii gacanta ku haysay natiijada codadka deegaanka Bariga Embakasi.
Natiijooyinkii ugu dambeeyay ee doorashooyinka dalka Kenya iyo sida musharrixiinta u kala haystaan codadka.