Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 15aad waxaa looga hadlayaSida loo jaangooyo qiimaha ay tahay inaad badeecadahaaga ku iibiso .barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye; Muxudiin Xasan Maxamed (Xusni)