Doodda Telefashinka NRK ayaa joojiyay oo meesha ka saaray mowduucii ay ahayd in ay ka doodaan fiidnimada talaadada oo ku aadaneyd xijaabka sida uu sheegay Fredrik Solvang.
Qoraal uu soo dhigay Instagram -ka Talaadadii, ayuu ku qoray in arrintani ay ka soo horjeedo falcelinta badan ee Instagram-ka, halkaas oo qaar badan ay dhaleeceeyeen qorshaha doodda xijaabka.
โ Waxaan helnay jawaab celin aad u badan oo aan ku habboonayn ama wanaagsanayn in laga doodo xijaabka marka la eego mudaaharaadyada Iran.
Solvang ayaa intaasi ku daray in Telefashinka uu raadiyay doodo kale oo kaga hadlo TV-ga