Booliiska dalka Kenya oo dacwad lagu soo oogay written by Warsan Radio 30/10/2022 Dacwad oogayaasha Kenya ayaa go’aan taariikhi ah oo ay gaareen ku sheegay Jimcihii inay kusoo oogi doonaan saraakiisha booliiska dambiyo ka dhan ah bini’aadantinimada, kuwaas oo la xiriira olole dhiig badan ku daatay oo lagu qaaday mudaaharaadyadii ka dhashay doorashadii 2017-kii.Eedaha loo haysto booliska ayaa waxaa ka mid ah kufsi, dil iyo jir dil, waxaana ka mid ah kiiska gabar lix bilood jir ah oo dhimashadeeda ay calaamad u noqotay falkii naxariis darrada ahaa ee boolisku ay geysteen intii lagu guda jiray doorashadii uu dhiiga badan ku daatay.“Tani waa kiiskii ugu horreeyay ee dambiyada ka dhanka ah bini’aadminimada ee lagu soo oogo sharciga gudaha ee Kenya, iyadoo la raacayo sharciga dambiyada caalamiga ah iyo sidoo kale dacwad dambiyeedkii ugu horreeya ee xadgudubyada galmada la xiriira,” ayuu yiri Nooraddin Haji, Agaasimaha Dacwad-oogista.Sarkaal ka tirsan xafiiska dacwad oogaha ayaa sheegay in 12 ka mid ah saraakiisha sarsare ee booliiska ay wajahayaan dacwado.Howlgalkii booliiska ee daba socday doorashadii madaxtooyada ee lagu murmay ee Ogosto 2017 ayaa lagu dilay tobannaan qof muddo afar bilood ah. Booliiska dalka Kenya oo dacwad lagu soo oogay was last modified: October 30th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan next post Xukuumada Somalia oo sheegtay in dhaawacyada Caafimaad dibadda ah loo qaadi doono You may also like Dhageyso:- Qeybtii labaad (2-aad) Barnaamijka Bidhaamiye. 16/06/2020 AQRISO MAGACYADA MALAAQYADA KOONFUR GALBEED EE KU DHINTEY IYO KUWO DHAAWACMEY WEERARKII HOTEL DAYAX EE MUQDISHO 25/01/2017 Beledweyne: Taliyaasha Cusub ee Guutadda 5-aad oo xilalka kala wareegay Taliskii Hore (Sawiro) 22/08/2020 Daawo M/Weyne Muqaal SHARIIF XASAN OO KULLAN LA QAATEY SAFIIRKA UK EE SOMALIA 17/12/2016 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 11/10/2020 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 14/07/2022 Guddoomiyaha Maamulka Shabeeladda Hoose oo ka hadlay dadkii ku dhintay Qaraxii deegaanka Xaawo Cabdi 31/05/2020 Akhriso:-Xisbiyada Qaran oo $200,000 dollar ugu deeqay Gurmadka Fatahaadaha 05/11/2019 Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay shirkii kusoo gabagaboobay dalka Jabuuti 18/06/2020 Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Idaacada Warsan 06/04/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.