Hoos;-Dhageyso:- BarWaa maxay xogta maalgashi ee ay u baahanyihiin haweenka ganacsatada ahi halkee ayayse ka heli karaan? Waa Maxay xuquuqda ay kugu leeyihiin Shaqaalaha ? barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye; Muxudiin Xasan Maxamed (Xusni)