Home WARARKA MAANTA Sawiro:-Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo ahna duqa Magaalada Abdulaahi Ali Watiin ayaa Gudoomiyey kulan looga hadlayey Xoojinta Amniga iyo dib usoo celinta Bilicda Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.