Wararkii ugu dambeeyay ee weerar loo adeegsaday qarax iyo rasaas oo ka dhacay Muqdisho written by Warsan Radio 28/11/2022 Booliiska Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in maleeshiyada Al-Shabaab ay weerareen hoteel ganacsi oo ku yaal bartamah Muqdisho.War qoraal ah oo loo diray saxaafadda ayaa booliisku waxay sheegeen inay koox “Khawaarij” ah weerareen hoteel ku yaalla degmada Boondheere ee Muqdishu.Booliiska ayaa intaas ku daray in ciidamada ay wadaan hawlgal lagu soo afjarayo weerarka.Booliiska ayaa sidoo kale sheegay in dad badan oo iskugu jira rayid iyo mas’uuliyiin laga soo badbaadiyey weerarka.Goobjoogayaal ku sugan Muqdishu ayaa VOA Somali u sheegay in weerarka uu ku bilowday qarax, kadibna maleeshiyaad ay weerareen hotelka.Qaraxa hore ayaa la sheegay inuu dhacay 8:5pm waqtiga Muqdishu.Al-Shababa ayaa sheegay inay qaadeen weerar ismiidaamin ah caawa magaalada Muqdishu.Ilaa hadda ma cadda khasaaraha weerarkan. Villa Rossa ayaa la sheegay iay tahay goob ay ku badan yihiin mas’uuliyiinta iyo siyaasiyinta dawladda.Weerarkan ayaa imanaya iyadoo dawladda Soomaaliya ay toddobaadkii hore sheegtay inay muddo saddex bilood ah hawlgallo socday ay ciidamada dawladda iyo dadka degaanku ku dilene in ka badan 600 oo mintiidiin ah, kuna dhaawaceen 1200 kale, halka ay qabsadeen 68 degaan. Wararkii ugu dambeeyay ee weerar loo adeegsaday qarax iyo rasaas oo ka dhacay Muqdisho was last modified: November 28th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DEG DEG: Wasiiro ka badbaaday ka qaraxa iyo masuuliyiin ku dhaawacmay next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan You may also like Daawo Heestii cusbeed Eng Saalax Haydooradooy baydhabo 04/10/2018 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 12/06/2023 Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta la qabanayo 10/02/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Bulshada gaar ahaan Haweenka 26/08/2020 Ciidamo howlgal ka sameeyay Xaafado ka tirsan Magaalada Gaalkacyo 23/01/2022 Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Afghanistan 21/08/2021 Maamulka G/ Banaadir & Dowladda UK oo ka wada hadlay Arimaha Abaaraha 16/02/2022 Akhriso:-Maxaa ka soo baxay Kulankii Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa Kuxigeen 16/12/2018 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 07/03/2020 Akhriso:-Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo ka hadlay canshuur lagu soo rogay ganacsatada 05/02/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.