Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya written by Warsan Radio 11/12/2022 Cudurka Shuban biyoodka ayaa waxaa uu ka dilaacay degaano hoostaga Magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, iyada oo dhowr qof Soomaali ah ay cudurka u geeriyoodeen tiro kalena ay xilligaan Isbitaalada la jiifaan xanuunka.Degaannada hoostaga Magaalada Wajeer ee uu cudurka ka dilaacay ayaa waxaa ku sugan dad Soomaali qaxooti ah, kuwaas oo ka tegay degaano kale oo ay ka dhacday abaar saameyn ku yeelatay noloshooda.Axmed Dhicis Xaaji aoo ah Xildhibaanka laga soo doorto degmada Habasweyne ayaa sheegay in ilaa iyo Saddex Ruux ay u geeriyoodeen cudurka Shuban-biyoodka 10kaena ay Isbitaalada la jiifaan.Wuxuu hadalkiisa uu intasi kudaray Xildhibaanka in dadka kunool degaannada hoostaga Magaalada Wajeer u baahan yihiin gurmad caafimaad oo deg deg ah, maadaama ay yihiin dad badi degaano kale ka yimid.Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa degaano iyo degmooyin katirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya kajiray dhibaatooyin kala duwan oo ka dhashay colaad beeleedyo iyo abaar daran, iyada oo badi dhibaatadaas ay saameeysay dadka Soomaalida ah. Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya was last modified: December 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddiga cusub ee doorashooyinka Ammar siiyay next post Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir Madaxeedka 10-aad ee dalalka Afrika You may also like Maxaabiis Ku Geeriyootay Xabsi Looga Shakiyay In La Sumeeyay 20/04/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 18/04/2020 Doorashada kuraas aan lagu tartamin oo ka dhacday Muqdisho 10/02/2022 Ra’iisul Wasaare Xamse” Waxaa ogolahay in lala xisaabtamo Xukuumaddeyda” 07/08/2022 Dowlada Federalka iyo Midowga Musharaxiinta oo goor dhow shir uga furmay magaalada Muqdisho 01/03/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 04/11/2020 Al-Shabaab Oo Saaka Oo La Wareegay Degmo Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe 23/01/2021 Cutubyo Ka Tirsan Kumaandooska Danab Oo Tababar Loo Soo Xiray 02/12/2020 Maxkamadda ICJ oo ku dhawaaqday go’aankeeda ku aaddan dacwadda badda 13/10/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 15/08/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.