Cabdirashiid Janan & Mas’uuliyiin kale oo abaabul xoogan ka wada Gobolka Gedo written by Warsan Radio 18/12/2022 Wasiirkii hore ee Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, Xildhibaan Senoter Fartaag iyo mas’uuliyiin kale ayaa kulan gaar ah ku yeeshay degmada Doolow ee Gobolka Gedo.Mas’uuliyiintaan oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa gobolka gedo ayaa kulankooda waxaa ay kaga hadleen xaaladda amni ee Gobolka Gedo iyo sidii loo bilaabi lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.Sidoo kale mas’uuliyiinta ayaa wadatashi dher ka yeelannay sidii Gobolka gedo looga abaabuli lahaa Ciidamada macawiisleyda si ay gobolka Gedo uga bilaabaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab si lamid ah Gobolada kale ee dalka.Wasiirkii hore ee Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, Xildhibaan Senoter Fartaag iyo mas’uuliyiinta kale oo Gobolka Gedo dhinaca Kenya kasoo galay ayaa imaanshahooda Gobolka xiisad ay ka dhalatay, wallow hadda la xaliyay. Cabdirashiid Janan & Mas’uuliyiin kale oo abaabul xoogan ka wada Gobolka Gedo was last modified: December 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu dilay Saraakiil & Xubno katirsan Al-Shabaab next post Maamulka Degmda Wajid Oo Baaq Udiray Wasarada Biyaha KGS. You may also like Ban Ki-moon oo Warqadaha danjirenimo ka guddoomay Yuusuf Garaad Cuma 12/11/2016 Xaafada Horseed A oo Caawa Afka Ciida udartey Dooynuunay A. 11/05/2020 Faah Faahin:-Nin Hubeysan Oo Darawal Mooto Bajaaj Ku Dilay Muqdisho 14/03/2020 Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay wada-hadallo soo codsadeen Al-Shabaab 07/01/2023 Wararkii ugu danbeeyay Dagaal khasaaro gestay oo ka dhacay duleedka diinsoor ee Gobalka Baay 21/10/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 02/04/2022 Madaxweynah Mareykanka Oo hanjabaad culus u diray Ruushka 18/09/2022 Maamulka Puntland oo War xasaasi ah kasoo saartay xaalada dalka iyo doorashooyinka 10/06/2020 Wasiirka Waxbarashada oo Aalladda fogaan aragga kula kulmay bahda deeq-bixiyayaasha Mashruuca GPE 06/05/2021 Gargaarkii ugu horeeyay oo la gaarsiiyay gobolka Tigre tan iyo markii la heshiiyay 16/11/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.