Messi iyo xulkiisa Argentina oo ku guuleystay Koobka Adduunka written by Warsan Radio 19/12/2022 Xulka Argentina ayaa ku guuleystay Koobka Adduunka kadib markii ay rigoorayaal 4-2 ku garaaceen xulka difaacanaya koobka ee France, kadib markii ay barbaro 3-3 ah ku kala baxeen waqtigii dheeriga ahaa.Goolhayaha Argentina Emiliano Martinez ayaa rigoore ka badbaadiyay Kingsley Coman, halka Aurelien Tchouameni uu bannaanka mariyay, taasoo keentay in Argentina ay ku guuleysato koobkeedii ugu horeysay ee adduunka tan iyo 1986. Waa koobki saddexaad oo ay Argentina ku guuleysato.France ayaa laba gool kasoo kabatay, kuwaas oo ay ciyaarta kusoo celisay bar-bar dhac 90-daqiiqo ee ciyaartay, iyada oo Kylian Mbappe uu laba gool dhaliyay laba daqiiqo gudahood, ayna ku jirtat rigoore daqiiqadii 80aad.Argentina ayaa qeybtii hore ee ciyaarta 2-0 ku hoggaamineysay, waxaana kala dhaliyay Messi iyo Angel Di Maria. Messi iyo xulkiisa Argentina oo ku guuleystay Koobka Adduunka was last modified: December 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Diblomaasi Maraykan ah oo ku baaqay in xal nabadeed lagu soo afjaro dagaalka Ukraine, iyo Kyiv oo ka hor timi next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay ehelka Abu mansuur 15/06/2022 Xamaas oo shuruud ku xirtay sii deynta la haystayaal kale & Mareykanka oo walaacsan 22/12/2023 Cabdi Xaashi & QM oo ka wada hadlay habka lagu qaban karo Doorasho qof iyo Cod 13/08/2023 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 21/04/2020 Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada warsan 11/10/2022 DHAGEYSO:-QAYBTII 2AAD ATHIINY MO’OSHIITTHY 23/12/2016 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan 16/05/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 22/12/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 03/10/2020 Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Idaacada Warsan 05/06/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.