waregee 2aad ee tartan aqooneedka Radio Warsan oo ahaa knock out xaafadee laga badiya guud ahaanba tartanka ka hareysa,waxaan caawa tartamey xaafadaha kala ah Towfiiq A iyo Bardaale B xaafada…
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha mudo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu sheegay in doorashooyinka isbarbar socda ee Garbahaareey iyo Ceelwaaq ay yihiin kuwa sharci darro ah…
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weerar madaafiic ahaa ku qaadeen Saldhig Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland ku leeyihiin degaanka Baarka oo hoostaga Magaalada Kismaayo…
Madaxweynihii hore ee Kenya ee Mwai Kibaki ayaa geeriyooday , sida uu shaaciyay madaxweynaha haatan xilka haya Uhuru Kenyatta. Wuxuu ahaa 90 jir. Wuxuu ahaa madaxweynihii seddaxaad ee soo mara…
Hay’adaha samafalka ee Save the Children iyo Church ayaa beesha caalamka ugu baaqay in gargaar bini’aadantinimo oo degdeg ah la gaarsiiyo Itoobiya, Soomaaliya Kenya halkaas oo ugu yaraan 16 milyan…