Iskahorimaad u dhexeeya ciidamada Booliska iyo koox burcad ah oo uu ku dhaawacmay taliye ku xigeenka saldhigga degmada Kaaraan Daa,uud Dalmar ayaa xalay ka dhacay xaafad kamid ah degmada Kaaraan.…
Yearly Archives
2022
Madaxweyne Lafta-Gareen oo Gaaray Magaalada Muqdisho Iyo ujeedka safarkiisa – Aqriso
written by Admin
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabnimadii maanta gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo soo dhaweyn loogu sameeyay. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde…
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Puntland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Siciid Cabdullaahi Deni. Qoraal ka soo baxay Xafiiska…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…








