Baydhabo-{WMN}-Roobab dabaylo wata oo ka da’ay Koonfurta Galbeed ee dalka Yemen iyo caasimadda Sanca ayaa keenay inay ka dhashaan daadad xooggan oo samabay inay guryo kala duwani dumaan. Wararka la…
Yearly Archives
2022
Muuse Biixi oo ka hadlay banaanbaxyada & mucaaradka oo sheegay inay sii wadayaan
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay banaanbaxyadii rabshadaha watay oo shalay Xisbiyada mucaaradka iyo taageeraayaashooda ay ka dhigeen Magaalooyinka Somaliland, kuwaas oo geystay dhimasho iyo dhaawac.…
Baydhabo-{WMN}-Maleeshiyaad iyo Ciidamo katirsan Maamulka Canfarta ee dalka Iroobiya ayaa weerar ku qaaday dad Shacab Somaali ah oo degan Galbeedka Gobolka Siti Gaar ahaan Magaalada cundhufo iyo Nawaaxigeeda. Dagaal xoogan…
Baydhabo-{WMN}-Maalinta Caalamiga ah ee Dhalinyarada ayey Wasaarada Dhalinyarada iyo ciyaaraha KGS ku qabatey Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee KGS . Agaasimayaasha Wasaaradaha Dhalinyarada iyo Shaqada iyo shaqaalaha KGS ,…









