Baydhabo-{WMN}-Dawladaha Imaaraadka Carabta iyo Iran ayaa markaan qorshaynaya inay dib u soo celiyaan xiriirkooda diblomaasiyadeed muddo haatan Laga joogo lix sannadood oo uu xumaa xiriirkooda u dhexeeya labadan dal.Dalka Imaaraadka…
2022
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo degmada Matabaan ka dhagax dhigay dhismaha Garoon Diyaaradeed
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo laga hirgalinayo Degmada Matabaan. Madaxweynaha ayaa sheegay in dhismaha garoonkaan uu muhiim u yahay isu socodka bulshada,…
DFS oo Ingiriiska kala hadashay sugida Amniga degaannada laga saaray Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta la kulmay danjiraha Dowlada UK u fadhiya Soomaaliya Mrs. Kate Foster. Wasiirka iyo…
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo sheegay in Galmudug markii ugu horreeyso heleyso Garoon Caalami ah
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa booqasho indha-indheen ah ku tegay garoonka diyaaradaha ugu wayn degmada Caabudwaaq, kaas oo loo dhisayo si heer caalami ah, gacantana ay…
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ku wajahan magaalada Beledweyne & Amniga oo la adkeeyay
Baydhabo-{WMN}-Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu tago magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre. Maalin ka hor Magaalada Beledweyne…
Maxay ka wada hadleen Wasiirka Waxbrashada XFS & Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya?
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda, Hiddaaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Farah Sheikh Abdulkadir ayaa maanta kula la yeeshay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Fei Shengchao. Kulanka Wasiirka iyo…










