Baydhowy-{WMN}-Guddiga doorashada maamulka Somaliland ayaa goordhaw qoraal ay soo saareen ku shaaciyay in xilligii loo qorsheeyay doorashada madaxweynaha Somaliland iyo kuxigeenkiisa aysan ku qabsoomi karin . Qoraalka ay soo saareen…
2022
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 11aad Waa maxay faa’iidada ku jirta in Haweenka ganacsatada ahi badeecadaha ay iibinayaan ku saleeyaan baahida suuqa ka jirta. (Demand and Supply) barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada…
Sawiro;-Ku Simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Ka Qeybagalay Maunaasabad Lagu Dhaarinayey Golaha Wasiirada Cusub
Baydhowy-{WMN}-Ku-simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed-nuur Maxamed ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Xubnaha Cusub Gollaha Wasiiradda Dowladda Koonfur Galbeed ee dhowaan uu…
Baydhowy-{WMN}- Ku-simaha Madaweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Amb.…
Baydhowy-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha ayaa si qota dheer uga hadlay muhiimadda uu hannaanka deyn cafintu u leeyahay horumarka…
Baydhowy-{WMN}- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salah Jama, ayaa guddomiyey kulan looga hadlaayey doorka Haweenka ay ku leeyihiin Hay’addaha Dowladda iyo caqabadaha ka haysta helista xilalka sare, kaasi oo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…








