Maamulka Gobalka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ku guuleystay in dib loo furo koontaroolada Magaalada Galkacyo kuwaas oo maalmihii u danbeeyay u xirnaa ciidan beeleed tabashooyin qabay. Gudoomiyaha Gobolka…
2022
Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa maanta ka furmay shirka Dowladda Soomaaliya iyo Ha’adda IMF ee hannaanka dib-u-eegista iyo horumarinta maaliyadda Dalka. Shirka ayaa waxaa lagu lafa-gurayaa heerka siyaasadda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Dowlada Federaalka Somalia oo shaacisay in la dilay ninkii bedeli lahaa hogaamiyaha Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}-Dowlada Somalia ayaa shaacisay caawa in Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda caalamiga ah lagu dilay hogaamiye sare oo ka tirsanaa Al-shabaab. Hawlgalkan ayaa ka dhacay…
Hogaamiyihii Afgembiga Kula Wareegay Burkina Faso Oo Taageerayaashooda Baaq U Diray
Baydhabo-{WMN}-Horggaamiyaha horkacayeyy inqilaabka militari ee ka dhacay dalka Burkina Faso ayaa shacabka ka codsaday in ay joojiyaan dibbadbaxyada ay ka hordigayaan safaraadda Faransiiska Gelinkii hore ee shalay ayaa ciidamada Ammaanka…








