Ilhaan Cumar oo markii saddexaad loo dhaariyay xubin ka tirsan Congress-ka Mareykanka written by Warsan Radio 04/01/2023 Ilhaan Cumar oo laga doorto degmada shanaad magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa markii saddexaad Talaadadii loo dhaariyay xubin ka tirsan mudaneyaasha Golaha Wakiillada Congress-ka Mareykanka.Ilhan oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ayaa bishii Novermber ee sannadkii hore mar kale dib loo soo doortay.“Kursigani aniga kaliya maaha. Waxaa isla leh kumannaanka qof ee aan ku metelo, kuwaas oo doonaya wakiil u dagaalama” ayay barteeda Twitter-ka kusoo qortay Ilhan markii la dhaafiyay kadib.Waxay sheegtay in u dagaallami doonto sidii wax looga qaban lahaa cimilada, xuquuda shaqaalaha iyo ilaalinta dimuqraadiyadda.Ilhaan Cumar ayaa dabayaaqadii 2018 noqotay qofkii ugu horreeyay ee Somali-Mareykan ah oo ka mid noqda Congress-ka Mareykanka. Ilhaan Cumar oo markii saddexaad loo dhaariyay xubin ka tirsan Congress-ka Mareykanka was last modified: January 4th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Kooxda Al-Nassr oo taagereyaasheeda u soo bandhigtay Cristiano Ronaldo next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like DAAWO MADAXWEYNAHA FARMAAJO OO BOOQADAY XARUUNMAHA CIIDANKA XOOGA DALKA SOMALIYA 06/03/2018 Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Dibadda Somalia Oo Soo Gaaray Muqdisho 23/11/2020 VIDEO Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdirashiid Soogaaly Baydhabo 10/09/2017 Ciidamada oo looga digay dilalka dadka Shacabka ah 12/01/2022 Gudoomiye Sheekh Aadan oo kormeerey goobaha la dajinaya martida ka qeyb galeysashirka 15/01/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 30/01/2019 Shir laga yeeshay Amniga Magaalada Garoowe 17/02/2022 Dhageyso;- Warka Duhurnnmo ee Idaacada Warsan 02/09/2022 AKHRISO:-Sweden oo lacago ugu deeqday Abaaraha 03/03/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 16/01/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.