Hadal hayn ka dhalatay, wiilka uu dhalay boqorka UK oo sheegay inuu dilay 25 qof written by Warsan Radio 07/01/2023 Wiilka labaad ee uu dhalay boqorka dalka Ingiriiska ee Harry Charles ayaa sida wakaaladaha wararku qorayaan waraysiyo ka bixiyay buug uu qoray oo uu kaga hadlay xilli uu ku jiray ciidamada Britain ee ku sugnaa dalka Afghanistan inuu dilay 25 qof.Tan iyo markii uu hadalkani soo baxay ayaa aad loogu hadal hayaa warbaahinta dalka Britain iyo baraha bulshada.Hadaba saamayn intee le’eg ayuu hadalkani ku yeelan karaa qoyska boqortooyada Britain, dawladda iyo waliba Harry laftiisa. Hadal hayn ka dhalatay, wiilka uu dhalay boqorka UK oo sheegay inuu dilay 25 qof was last modified: January 7th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Congress-ka Maraykanka oo markii 14aad isku dayaya inuu doorto Afhayeenka golaha next post Mareykanka oo hubka ‘dilaaga taangiga’ u diraya Ukraine You may also like Akhriso:-Dowladda oo Xoreyneysa Deegaannada Ku Teedsan Xeebaha Galmudug Si Loo Hubiyo Fulinta Mashaariicda Horumarineed 19/08/2019 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 15/10/2020 Madaxweyne Cali Guudlaawe oo booqday Goobihii ku burburay qaraxyadii Beledweyne baaqna jeediyay 28/03/2022 Maraykanka oo albaabada ka xirtay muwaadiniinta 26 dal oo Yurub ah 12/03/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Barbaarta iyo Nabada Qeybtiisa 3aad 25/02/2025 Dhageyso:-Warka Galannnimo ee Idaacada Warsan 19/08/2022 Dowladda Mareykanka oo ku baaqday in la joojiyo xiisadda dagaal ee Boosaaso 21/12/2021 Doorashada xilka Madaxweynaha Somalia oo Maanta dhaceysa & Bandow ka dhaqan galay Muqdisho 15/05/2022 Xasan Sheekh “Dalkaan yaa Midnimadiisa khatar la gelin, Somaliland ayaa hadda naga maqan…” 10/01/2021 Madaxweynaha Trump oo kordhiyay xayiraada socdaalka 01/01/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.