Wareegii Koowaad Tartan Aqooneedka Cilmi iyo Asluub ee Idaacada Warsan oo Caawa soo Idlaaday,Waxaana Tartamayay xaafadaha kala ah Wadajir A iyo Horseed B, Waxaana caawa 12 dhibcood looga adkaadey Xaafada Wadajir A oo 5 dhibcood heshay.Tartan Cilmiyeedka Idaacada Warsan waxa iska kaashadey Idaacada Warsan,Kutaabty Afky Aayow iyo Nootaayo Arlaadi.