Qeybtii ugu dambeysay Wareegii labaad ee Tartan aqooneedka bisha barakeysan Ramadaan ayaa caawa dhacay waxana isku arkay xaafadaha kala ah Isha A iyo salaameey B, waxaana lagu kala adkaaday Isha (A) 11 dhibcood Salaameey (B) 6 dhibcood.
Haabeenkii 10aad iyo Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Warsan
previous post