Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26, 17 June 2023, Kuna saabsan xil ka qaadis.Madaxweynaha Dowladda PuntlandMarkuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad.Markuu arkay: Xil gudasha la’aantoodaWuxuu xeeriyey:Waxaa xil ka qaadis lagu sameeyay:Cabdisamad Maxamed Galan, Wasiirka Amniga iyo DDR-ta Puntland.Cabdiweli Mire Xirsi, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha , Federaalka iyo Dimuqraadiyeeynta Puntland.