Maxkamadda Magaalada Kismaayo ayaa saaka shaacisay xukun dil ah oo ay ku ridday 29 bishii 8aad ee sannadkaan Xasan Cabdullaahi Cabdi oo 11-kii bishii 6-aad Magaaladaas ku dilay hooyadiis Xaliimo Maxamed Cumar.xukunka dilka ah ayaa maxkamaddu sheegtay in maalmaha soo socda la fulinayo.
Maxkamadda Kismaayo oo Xukun dil ah ku ridday Nin Hooyadii dilay
previous post