Home WARARKA MAANTA Dallada warbaahinta Soomaliyeed ee SOMA ayaa maanta ka furtay Dood Cilmiyeed muddo labo cisho ah soconaysa taasoo looga hadlayey Badbaadada Suxufiyiinta, Xuriyada hadalka iyo helida Xogaha.

Dallada warbaahinta Soomaliyeed ee SOMA ayaa maanta ka furtay Dood Cilmiyeed muddo labo cisho ah soconaysa taasoo looga hadlayey Badbaadada Suxufiyiinta, Xuriyada hadalka iyo helida Xogaha.

by Warsan Radio December 1, 2023 0 comment