Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Ibraahin Sheekh Muxudiin oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababaha ciidanka dowladda usoo baneeyeen…
2023
Taliyaha Ciidanka Booliska oo gaaray degmada Cadalle ee gobolka Shabeelada Dhexe
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo ay wehliyaan Saraakiil kale, ayaa Maanta kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Qadiimiga ah ee Cadale…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Hay’adda caalamiga ah ee ICRC ayaa waxay shaacisay inay booqatay maxaabiista labada dhinac ee dirirtu dhexmartay, ee Somaliland iyo SSC- Khaatumo, kuwaas oo ku kala xiran magaalooyinka Hargeysa iyo Laascaanood.Warbixin…
Agaasimaha Xarunta Qaran ee Tubsan Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay inay kordheen Xubnaha katirsan Ururka Al-Shabaab ee isku soo dhiibaya Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ee howlgallada wada.Wuxuu sheegay…









