hoos ka dhagayso warka subaxnimo ee idaacada warsan oo uu noo soo jeedinaayo wariyaheena bilaal hilaal
2023
Waxaa dalka Jabuuti kusoo dhammaaday shir wadahadal ah oo u socday Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. War-murtiyeed ka kooban dhowr qodob ayaa…
Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa xalay kulan deg deg ah ku yeeshay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland. Madaxweyne Deni…
Akhriso War-murtiyeed laga soo saaray wada-hadalladii Dowladda Federaalka iyo Somaliland
Wada-hadallada Jabuuti uga socda madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa lasoo geba-gebeeyey, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban sideed qodob. Wada-hadallada ayaa waxaa kala hoggaaminayey madaxweynaha Dowladda Federaalka…
Xildhibaan Hore Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed oo ka mid ahaa Golehii 10-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya. Madaxda qaranka uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka…





