Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo uu weheliyo Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka ayaa shir guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen Golaha Fulinta Maamulkaas. Kulanka ayaa diirradda lagu saaray xoojinta amniga…
Yearly Archives
2023
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta oo khamiis ah waxaa ay kulan ku yeelan doonaan magaalada Jabuuti ee caasimadda dalkaasi.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Maanta ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyaga oo aaday magaalada Djibouti ee dalka Jamhuuriyadda…









