Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale dib u dhigay codeyn loo sameyn lahaa xal ku aadan gaarsiinta gargaarka bini’aadantinimo oo la geeyo Gaza ka dib maalin kale oo…
2023
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa qaabilay Cabdikariin Xuseen Guuleed madaxweynihii hore ee Galmudug ahna ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland. Ergayga Madaxweynaha JFS…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir, kaasi oo loogu hadlay dar-dargelinta Howlaha Degmooyinka iyo Qorshayaasha hortabinta u…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa xafiiska Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta kulan kula qaatay xubnaha guddiga iyo Safiirka Imaaraadka Carabta ee…
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa xukuumada Soomaliland ku dhaliilay in ay ka gaabisay difaaca degaannada Soomaaliland. Guddoomiye Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dagaalkii gobolka…









