Xiisad dagaal ayaa saaka markale waxaa ay ka taagan tahay degaanka Dararweyne oo hoostaga Magaalada Ceelafweyn ee Gobolka Sanaag, halkaas oo shalay ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed. Dagaalkii shalay…
2023
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Dowlaha Amniga Gudaha ee XFS iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta xarig jaray dhismaha qeyba cusub oo…
Taliyaha Nabad-sugidda dowlad Goboleedka Hirshabeelle Macallin Yuusuf iyo saraakiil ka tirsan Booliiska ayaa ku baxay dagaal beeleed saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.…
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi oo uu wehliyo Wasiir dowlaha Wasaaradda Saadad Caliyow, qaybna uu ka ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo…
Shir ay yeesheen Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa looga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Dalka Kuweyt, halkaasi oo uu u tagay arimo ku aaddan geerida Boqorkii dalkaasi. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa booqasho-tacsiyeed ku tagay…









